Dowlada Liibiya oo si caro leh uga hadashay go’aankii ka soo baxay dowlada Masar

Xiisadda Libya ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa, waxaana laga cabsi qabaa inay ku dagaalamaan quwado shisheeye oo kala taageeraya dhinacyada dalkaas isku haya. Baarlamanka Masar ayaa Isniintii meel-mariyey suurta-galnimada in ciidamo la geeyo meelo ka baxsan xuduudaha dalka, kadib markii madaxweyne Abdel Fattah al-Sisi uu ka hadlay inay dhici karto in howlgal … Continue reading Dowlada Liibiya oo si caro leh uga hadashay go’aankii ka soo baxay dowlada Masar